|
|
|
|
![]() ![]()
أكا ديمية الاسلامية للعائلة الصومالية
RAMADAAN KARIIM KULLU CAAM WA ANTUM BILKHAYR . Maamulka ALIMUSE.COM wuxuu halkan Salaam, Farxad iyo hambalyo uga soo jeedinaynaa dhamaan Macalimiinta, Shaqaalaha, Ardayda , Waalidiinta iyo dhamaan Muslimiinta oo dhan waxaan idin leenahay: Ramadaan kariim kullu caam wa antum bikheyr. Waxaa caawa oo Arbaco ah bishuna tahay 01/09/1431H oo ku began 11/08/2010 Wadamo badan oo Islaam ah lagaxaqiijiyay inay Ramadaan kow tahay. Naxariista uu Allaah ina siiyay waxaan halkan hambalyo uga soo jeedinaynaa dhamaan walaalaha Muslimiinta ah, waxaanu dhamaantiin idin leenahay: Taqabalallaahu Mina Wa Minkumul Siyaam Wal-Xamdulillaahi Rabbil Caalamiin.
Machadkani waa Machadkan Islamic Home Academy oo runtii waxbadan oo barashada diinta ah aad u dhibyareeyay. una sahlaaya qofkasta iyo qoyskasta inuu diinta barto ubdadkiisa iyo xaaskiisa ama qaraabidisana baro diinta islaamka. Haddii ay Tajwiidka Qur'aanka tahay, iyo Xiftinka Qur'aanka, Caqiiddada iyo Asaaska Islaamka ee muhiimka ah in la barto. Isga oo aqalkiisa fadhiya xilikasta oo uu rabo. Dhamaan dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay adduunka ka joogan waxaanu idin ogaysiinaynaa inaanu idiin furay fursad qaaliya oo aan hore u jirin, taas oo ah in qofkasta iyo Qoyskasta oo soomaaliyeed aanu u diyaar garaynay sidii uu caruurtiisa iyo reerkiisa u barilahaa Akhrinta Qur'aanka, Tajwiidka Qur’aanka, At-Tarbiyah Islaamiya iyo Dhamaan Cilmiga Diinta Islaamka isaga oo gurigiisa Jooga. Meel kasta oo uu adduunka kaga nool yahay. Machaddkan ISFA Wuxuu furan yahay 5 Billood waxaanu wax u dhignaa arday aad u tiro badan oo ka kala timid dhamaan dunida dacaladeeda laga soo biloobo Canada, America, Europe oo dhan, Africa, Dalalka Carrabta, Asia, Australia, New Zealand, Malasia iyo China. Haddaba waxaad Qur'aanka iyo duruusta Diinta Islaamkaba baran kartaa adiga oo Fadhiga gurigaaga jooga waliba saacada aad rabto ee kugu haboon 24 ka saacadood marka laga reebo wakhtiga salaadaha. 1A. KOORSOOYINKA ARDAYDA BILOWGA AH (Siiba Caruurta)
2B. KOORSOOYINKA ARDAYDA QAYBTA LABAAD OO U BILOWDA SIDAN:Maadada Caqiidada
Maadada Fiqiga
Maadada Xadiiska
Haddii aad xiisaynayso hadda is diwaan gali oo buuxi foomkan Hoose. QIIMAHA (FEE) KOORSOOYINKAN
Hadaba buuxi foomkan oo isdiwaan galai Registration Form ama booqo www.Islamichomeacademy.com
Haddii aad rabto inaad na soo wacdo fadlan nagala soo xidhiidh tilifoonadan wixii faahfaahina: Cali Muuse: +447931626199 Landline Tel:+442921250795 admin@islamicsomalifamilyacademy.com
|
Baro Diinta Live Macalin Adoo Gurigaaga jooga
Islamic Links
Somal Islam.net
|
|