Walaal su'aalahan & Jawaabahan Sifiican u dhagayso adigoo dhamaystiraya 1-12
waxaad ka helaysaa wax badan oo nolasha khuseeya aakhiro iyo aduunba. Waxaa
sifiican inooga jaahil saaraaya Ilaahay xasanaad iyo Ajar hakasiiye
Fadiilatul Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir.