Home Up Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Qofka Sooman haysdhowro

Ka Baro Diinta Islaamka

ISFAACADEMY.NET

Live online Islamic courses

Home
Up

QOFKA SOOMMANI WAA INUU KA ILAALIYAA CARRABKIISA AFXUMO, CAY, MURAN

1215 Abuu Hureyrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: ‘ Qofkii u bixiya laba joogood ee wax uun ah Alle dartii, waxaa looga yeeri doonaa iridaha Jannada: Addonkii Alloow, albaab kan baa kuu roon. Qofkii reero salaadeed ahaa waxaa looga yeeri doonaa irridka Salaadda, qolooyinkaa ugu heeganaa Jihaadka dar Alle, waxaa looga yeeri doonaa irridka Jihaadka, qofkii reera soon ahaana waxaa looga yeeri doonaa irridka Rayaan (harraad baxa), qofkii reero sadaqo ahaana waxaa looga yeeri doonaa  (inuu ka galo Jannada) irridka Sadaqada. Abuu Bakar (A.K.R.) wuxuu yiri: Rasuul Alloow, kugu furtay aabbahay iyo hooyadeeye, qofkii irridahaas looga yeeraayo ma jiraan wax lama huraan ah oo laga rabo, qof irridahaas oo dhan looga wada yeedhaayo ma jiraa? Nebigu S.C.W. wuxuu ku jawaabay: Waa jiraa, waxaana rajeynayaa inaad adiga (Abuubakari) ahaan doonto mid ka mida. ‘ (Bukhaari iyo Muslim).

1239. Abuu Hureyrah A.K.R. wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Qofkii aan iska deyn been sheegidda iyo camallo xun, Alle dan kama leh qofkaa inuu iska daayo cunidda iyo cabbidda. (Bukhaari).

Fiiro Gaar ah: Figradda ka dambeysa axaadiistan waa in xanta, dira-dirada, been sheegidda iyo camallada xun marka la sooman yahay ay yareeyaan ajarka soonka oo dhimaan. Sidaa awgeed qofku waa inuu ka fogaadaa waxyaalahaa goor waliba, gaar ahaan markii uu sooman yahay.

Cali Muuse Jaamac

amin@alimuse.com

Home
Up

Qur'aan Self-Study

My status

Sh.Muxammad Sh.Cumar Dirir

 Islamic Links

Isfa Online Academy

Sheekhdirir.com

Houseofquran.com

Duruus

Daarulcilmi.com

 

[Home] [Up] [Tafsiir] [Muxaadaro] [Qur'aan] [Siiro] [Kutub] [Contents] [Contact us]
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.
                                              
Copyright© 2007 - 2020 Alimuse.com.                                                                
20/06/2020 07:47:19