Home Up Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Shafeeco

Home
Up

 

RIYAADU SAALIXIIN CUTUBKA 30

SHAFEECO (GARAB SIIN)

Alle weyne kor ahaaye wuxuu yiri:

107. “Kii garabeyn wanaagsan garbeeya ajar buu leeyahay” Suuradda An-Nisaa: Aayadda 85.

246. Abuu Muusa Al-Ashcari (A.K.R.) wuxuu yiri: Mar kastoo qof dan leh uu u yimaado nabiga (S.C.W.) wuxuu weydiin jirey ragga la fadhiya, oo ku oran jirey: “Garab siiya oo gacan ka geysta arrintiisa ajar baad ka helaysaane (xag Alle). Allena wuxuu ku guddoominayaa carrabka nebigiisa (S.C.W.) wixii uu doono”. (Bukhaari iyo Muslim)

247. Ibn Cabbas (A.K.R.) wuxuu sheegay isagoo ka hadlaya khilaafkii iyo murankii ka dhex dhacay Bariira iyo ninkeeda, in Nebigu (S.C.W.) ku yiri Bariira: “Way wanaagsanaan laheyd haddii aad ku noqotid ninkaaga. Waxay tiri: Rasuul Alloow, Ma talo iyo kala dhexgalid bay ka tahay mise waa amar? Wuxuu ku jawaabay: Mayee waa iga asxaanfal iyo kala dhex galid, waxay tiri: Ma aan rabo”. (Bukhaari)

Back Home Next

Home
Up

Baro Qur'aanka

Buuga Martida

Dadka Isqarxiya

Baro Diinta Live Macalin Adoo Gurigaaga jooga

Islamic Links

Islamichomeacademy.com

Altaqwaa

Aflax

Ahidaaya

Alxuseyni

Abubakor Islamic

Boqolsoon

Duruus

Daarulcilmi

Qardhaawi

Islamliveone

Maxamed Umal

Maktabad

Naseexo

Nasiixa

Somal Islam.net

Somali Sunah

Warfawebsite

Quranmp3.net

Islam Web

Islam Way

 

 

free-website-hit-counters.com
Website Visitors
Home / Up
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.                                               
Copyright© 2007-2009 Alimuse.com/                                         
06/01/2010 12:09:03