Home Up Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Waa in laysku Naseexeeya

Home
Up

 

RIYAADU SAALIXIIN

CUTUBKA 22

WAA IN LAYSU NASEEXEEYAA

Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

84. “ Mu’miniinta uun baa walaalo ah’. Suuradda Al-Xujuraat: Aayadda 10.

Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye: oo uu ka soo weriyey inuu Nuux (C.S.) yiri isagoo dadkiisii la hadlaya: 

85. “ Waa aan idiin naseexaynayaa”  Suuradda Al-Acraaf Aayadda 26.

Huud Alle wuxuu sheegay inuu yiri:

85a. “ Waxaan idiin ahay naseexo wadeen aammin ah’. Suuradda Al-Acraaf: Aayadda 68.

181. Tamiim ibn Aws Ad-daari (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “ Diintu waa waano”. Waxaannu niri: Rasuulkii Alloow yay u tahay? Wuxuu yiri: ‘ waxay u tahay Alle, Qur’aanka, rasuulkiisa, iyo muslimiinta- dawladda iyo dadweynaba’. (Muslim)182. Jariir bin Cabdullaah (A.K.R.) wuxuu yiri: “ Waxaan Rasuulka Alle Axdi kula galay inaan salaadda oogo oo sekada bixiyo, iyo inaan wanaag la jeclaado qofkasta oo muslim ah oo u naseexeeyo’. (Bukhaari iyo Muslim)

183. Anas (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: “ Qofkiin mu’min dhan noqon mahayo jeer uu walaalkiis Islaamka la jeclaado waxa uu naftiisa la jecel yahay”. (Bukhaari iyo Muslim)

 

Back Home Next

Home
Up

Baro Qur'aanka

Buuga Martida

Dadka Isqarxiya

Baro Diinta Live Macalin Adoo Gurigaaga jooga

Islamic Links

Islamichomeacademy.com

Altaqwaa

Aflax

Ahidaaya

Alxuseyni

Abubakor Islamic

Boqolsoon

Duruus

Daarulcilmi

Qardhaawi

Islamliveone

Maxamed Umal

Maktabad

Naseexo

Nasiixa

Somal Islam.net

Somali Sunah

Warfawebsite

Quranmp3.net

Islam Web

Islam Way

 

 

free-website-hit-counters.com
Website Visitors
Home / Up
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.                                               
Copyright© 2007-2009 Alimuse.com/                                         
06/01/2010 12:09:03