Ka Baro Diinta Islaamka

ISFAACADEMY.NET

Live online Islamic courses

Hoyga Barashada Diinta Islaamka!

Tafsiir, Muxaadaro, Qur'aan, Kutub, Videos, Audios, Siiro, Duruus iyo dhamaan Cilmiga Culimada Soomaaliyeed ee kaladuwan kala soco Alimuse.com and Alimuse.net.

 

Waa Website cusub oo loogu talogalay in walaalaha muslimiinta ahi kaga maarmaan isticmaalka Youtube ka iyo website yada kale ee aan islaamka ahayn Insha Allaah. Alimuse.net waa International Islamic Website halka Alimuse.com tahay Somali Ismalic website.

 

Website kan cusubi waa mid si aad u sareeysa loo casriyeeyay isticmaalkeeduna aad u fududyahay kuna shaqaynaysa all smart mobiles, Iphones, tablet/ipads multiple devices.

 

 

Fadlan boqo oo nagalasoco waxaan soo galin doonaa Fiidyowga kutusaaya sida dadka soomaalida ahi uga faa'iidaysan lahayeen Alimuse.net iyo isticmaalka insha Allaah dhawaan.

Fadlan booqo oo dooro luuqada kuu fudud www.alimuse.net  Waxaad u baahan tahay inaad isdiwaan galiso haddii aad rabto inaad webka kushubto media files.  Sign up now. (fadlan akhriso shuruudha isticmaalka website cusub oo English  ah), Insha Allaah waan idiin turjumidoonaa qoraalka shuruudaha iyo policy ga Alimuse.net.

 

Fadlan shabakadan cusub figradaada naga sii adiga oo ku soo hagaajinaaya info@alimuse.net  gaarahaan xaga qaab dhismeedka iyo turjumaada luuqada afka soomaaliga oo ah website kii ugu horeeyay ee si rasmiya Soomaali loogu turjumo.

 

 

 

Isfab

 

Haddii aad rabto Inaad ku soo biirto ardayda macadka online ka laga barto ee caruurta, qoyska ama dadka waawayn fadlan buuxi foomkan:Regisration Form.

Haddii aad rabto Inaad ku soo biirto ardayda macadka online ka laga barto ee caruurta, qoyska ama dadka waawayn fadlan buuxi foomkan:Regisration Form.

Waxaad laxidhiidhi kartaa Maamulka Hargeysa ee Macalimiinta Macadka ISFA Academy:

Sh.Maxamed Caydiid: iimaam6@hotmail.com

 0014159066493

Macalin Jimcaale: iid200@hotmail.com  Skype: isfa.teacher6

00252634125979

 

Skype ga online halkan kalasoco:
 My status


Haddii aad rabto inaad online kula xidhiidho fadlan isticmaal Skype: isfa.teacher6

www.IslamicSomaliFamilyAcademy.com

admin@islamicsomalifamilyacademy.com

 

 

 

















 

Qur'aan Self-Study

My status

Sh.Muxammad Sh.Cumar Dirir

 Islamic Links

Isfa Online Academy

Sheekhdirir.com

Houseofquran.com

Duruus

Daarulcilmi.com

 

Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.
                                              
Copyright© 2007 - 2020 Alimuse.com.                                                                
20/06/2020 07:47:34