Home Up Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Qofka Samaha Fara kuna dhaqmin

Home
Up

 

RIYAADU SAALIXIIN

CUTUBKA 24

GOODIN RABBI OO LOO GOODIYEY QOFKA AFKA SAMAHA WAX KA FARA, XUMAHANA AFKA KA REEBA, AANSE KU DHAQMIN ISUGU

Alle weyne kor ahaaye wuxuu yiri:

94. "Dadka ma samaan baad faraysaan, marka aad idinku naftiinna halmaamaysaan (inaad wanaagga fashaan)? idinkoo kitaabka akhriyaya ma waydaan laheyn garaad iyo garasho". Suuradda Al-Baqarah Aayadda 44.

Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:

95. "Kuwa xaqa rumeeyow maxaad u leedihiin wax aydaan falayn caro-weyn bay Alle agti keenaysaa inaad tiraahdaan wax aydaan falayn". Suuradda As-Saf: Aayadda 2-3.

Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:

96. "Mana aan rabo inaan idiin daba maro waxa aan idinka reebayo". Suuradda Huud: Aayadda 88.

198. Abuu Zayd Usaama bin Zayd (A.K.R.) wuxuu yiri: "Waxaan maqlay Nebiga (S.C.W.) oo leh: "Maalinta qiyaamaha nin baa la keenayaa oo naarta lagu tuurayaa, markaas baa xiidmuhu soo dhacayaan oo markaasuu soconayaa isagoo wareegeysanaya hayana xiidmahiisa sida dameerku garan garta ugu wareego. Ehlu naarkaa isugu imaanaya oo oranaya hebeloow maxaa kugu dhacay? Sowtii aad samaanta fari jirtey, xumaantana reebi jirtey? Wuxuu oranayaa waa jirtaa. Laakiinse samaanta waa aan fari jirey, mana fali jirin; xumaantana waa reebi jirey anigaase fali jiray". (Bukhaari iyo Muslim)

admin@alimuse.com

Back Home Next

 

hit counter html code
Inta Qof Soo Booqday Bogan

Home
Up

Baro Qur'aanka

Buuga Martida

Dadka Isqarxiya

Baro Diinta Live Macalin Adoo Gurigaaga jooga

Islamic Links

Islamichomeacademy.com

Altaqwaa

Aflax

Ahidaaya

Alxuseyni

Abubakor Islamic

Boqolsoon

Duruus

Daarulcilmi

Qardhaawi

Islamliveone

Maxamed Umal

Maktabad

Naseexo

Nasiixa

Somal Islam.net

Somali Sunah

Warfawebsite

Quranmp3.net

Islam Web

Islam Way

 

 

free-website-hit-counters.com
Website Visitors
Home / Up
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.                                               
Copyright© 2007-2009 Alimuse.com/                                         
06/01/2010 12:09:03