Alimuse.com
Home Up Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Kalsoonida

Home
Up

KALSOONIDU WAA SHAY AAD U MUHIIM AH!

 

Waxaad mararka qaarkood moodaa in dadbadani anay ogeeynba muhiimada ay kalsoonudu leedahay, iyo doorka weyn ee ay leedahay. kalsoonidu runtii waa awooda koowaad ee nafta hogaamisa kuna dhiiri galisa fal kasta oo ay qabanayso.

 

Kalsooni daradda

Hadii qofku aanu kalsoni lahayn runtii aadbay u adagtay inuu nolol fiican ku noolaado inta uu aduunyaada joogo waayo, kalsooni ddaradu waxay leedahay mushkiladao badan sida cabsi badan oo nafta u timaada markastaba, wax kastana uu ka shaki qabo warwer & walaac farrabadan, go'aan la'aan anu marnaba go'aan gaadhi karin kalidii una bahanyay inu dad badan oo kale kolba wax waydiiyo.

 

Xifaddaha kalsoonida lagu dhiso

Hadii aad ka shakido inay kalsooni dadu yar tahay isticmaal qodabadan soo socda:

1. badso cibaddada Allaah,

2.Yaree khaladaadkaga xaga bulshada dhexdeeda aad ka gasho ama Qooskina iyo asaxaabta.

3. Hadii aad ku guuleysan wayday wax yaabo aad rabtay inaad gaadho mustaqbalka, niyada gali aduunyadu waa kaaca kuf ee ha niyad jabin sii wadna waad gadhi doonta markastooy noqataba.

4. Marka aad rabto inaad go'aan gaadho ama qorshe cusub samayeso ha ka tagin Xaqiiqda & sida suurta galka ah mararka qaarkood waxa niyad jabka keena talo aan suurta gal ahayn ood gaadho.

5. Cabir naftaada tijabo na kusamee adigoo xaqiiq ku socda tusaalo ahaan imise jeerbaad wax aad qabankareysay aad ku fashilantay, Naftaada u cadee waxa aad ku fiicantay iyo waxa aad ku xuntay, aadbay muhiim u tahay inuu qofku ogaado naftiisa.

 

Gabagabo

Ogoow kuligeen dhaliilo badan baynu leenahay, qofna ma dhameystira lakiin naftaada kalsooni ku qab iyo noocay tahay barana dabeecadaha dadka kale ee ku gu hareeraysan, si aad faa'iido uga hesho waxna uga baratid iyo si aad uga baydho dhibta ku qalafsan ee mushkilada inagula dhex jira heen iyo maalinba.

sidaas iyo nabad galyo waa inoo markale

09 August 2007 03:16:26 -- Kalsoonida ...


For More Information Contact:

Alimuse.com

Internet: admin@alimuse.com

Home
Up

Qur'aan Self-Study

Islamic Media Share, Alimuse.net

My status

Sh.Muxammad Sh.Cumar Dirir

 Islamic Links

Islamic Media Share

Isfa Online Academy

Sheekhdirir.com

Houseofquran.com

Abubakor Islamic

Duruus

SomaliQuraan.com

 

[Home] [Up] [Tafsiir] [Muxaadaro] [Qur'aan] [Siiro] [Kutub] [Contents] [Contact us]
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu. Fadlal waxaad nagala soo xidhiidhikartaa info@alimuse.com
                                              
Copyrightę 2014 Alimuse.com/                                                                  
13/01/2015 01:33:36